Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirkii madaxda DF & Dowlad goboleedyada (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudnaanta ay siiyeen in la sii amba-qaado dhammeystirka Heshiiska Doorashooyinka. Dhankooda, Madaxda Shirka qeybta ka ahayd ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo hoggaaminta ku dhisan … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo soo xiray Shirkii madaxda DF & Dowlad goboleedyada (Sawirro)